Madaxweyne farmaajo iyo Maamul Goboleedyada oo Heshiis Ka Gaarey Doorashada 2021

Dhuusamareeb, 21ka Ogoosto, 2020: Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxaysay 15-19 Ogoosto, 2020. Waxaase xusid mudan in la sheego in Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland aysan shirka soo qayb galin taas oo Madaxa shirku aad uga xunyahiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *