• Farmaajo
  • The Party
  • Achievements
  • Join
  • Contact
  • Donate

Category: News

 Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb
09/21/2023 News

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb

Muqdisho, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan wada…

Continue
 Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaarey Dhuusamareeb
09/21/2023 News

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaarey Dhuusamareeb

Dhuusamareeb, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoogga saaraya sidii looga mira-dhallin lahaa Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Continue
 Madaxweyne farmaajo iyo Maamul Goboleedyada oo Heshiis Ka Gaarey Doorashada 2021
09/21/2023 News

Madaxweyne farmaajo iyo Maamul Goboleedyada oo Heshiis Ka Gaarey Doorashada 2021

Dhuusamareeb, 21ka Ogoosto, 2020: Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxaysay 15-19 Ogoosto, 2020. Waxaase xusid mudan…

Continue
Recent Posts
  • Waxqabadka dowladda 2019
  • #nabadiyonolo #ciidankaqaranka
  • Madaxweyne Farmaajo oo la shirey guddiga ka hortaga iyo wacyigalinta COVID-19
  • Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb
  • Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaarey Dhuusamareeb
Recent Comments
  • shagor on Vote campaign neck bowtie
  • John C. Frankel on Vote election campaign badge
  • shagor on Fedora dress hat colorful electron cap
  • shagor on Vote election campaign badge
Archives
  • September 2023
Categories
  • News
  • Videos
Meta
  • Log in
  • Entries feed
  • Comments feed
  • WordPress.org

Please consider a regular donation:

Make a Donation

Together, for Peace and Progress. Leading Somalia towards a brighter future.

  • 2390 NW 2nd Ave, Miami FL 33127, USA
  • +1 (305) 677-3952

Quick Links

Contact
Privacy
Terms
Transparency
Legal Pages

Be Part of It

Events
Forum
Volunteer
Our Platform
Membership

Mohamed Farmaajo

Facebook Twitter Linkedin Youtube

Nabad Iyo Nolol

Facebook Twitter Linkedin Youtube

© 2024 Nabad Iyo Nolol | All Rights Reserved.