Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb

Muqdisho, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan wada hadallada ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *