Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaarey Dhuusamareeb

Dhuusamareeb, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoogga saaraya sidii looga mira-dhallin lahaa Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *